Garaad Maxamed Garaad Saleebaan Oo Cali Khaliif Ku Tilmaamay Mid Aan Dagaal Hore iyo MId Danbetoona Waxba Ka Tarayn

Hargeysa(SLpost)-Garaad Maxamed Garaad Saleebaan ayaa ku baaqay in deegaanada Buuuhoodle laga dul qaado dhibka isaga oo ku tilmaamay Cali Khaliif mid aan waxba ka tarin dagaalkii hore deegaanadaas uga dhacay ee dadka badan ay ku dhamaadeen
https://youtu.be/oFEF-DitJW4