Gaadhi Hargyesa Ku Dhex Dhacay Oo Sababay Dhimashada Sodon Neef iyo Dhaawaca Hal Qof

Hargeysa(SLpost)-Gaadhi nooca waaraadka ah ayaa ku dhacay gudaha magaalada Hargyesa kadib markii sida la sheegay uu bireegu gaadhiga u qaban waayay ayana ka soo hor baxeen caruur yar yar oo baskii iskuulka wakhtigaas saarnaa.hal qof ayaa ku dhaawacmay gaadhiga.

12511586_1651498991767227_577269989_n

Gaadhigan oo adhi siday waxaana ku dhintay sodoneeye adhi ah halka tiri kalena halkaas lagu bireeyay, ciidanka booliska ayaa xidhay darawlkii gaadhigaas watay,

Shilalka gaadiidka ayaa ku badan gudaha magaalada Hargeysa, iyada oo ay jiraan sababo badan oo la tilmaamo oo sababa shilalkaas.