Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay In Xisbiga UCID Uu Ku Wareejinayo Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa (SL.Post) Waxa soo baxay warar nuxurkoodu yahay in Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe uu xisbiga UCID ku wareejinayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.

images

War uu maanta arrintan ka baahiyay Telefishanka HORN CABLE TV ayaa lagu sheegay in Guddoomiye Faysal iyo Wasiir Xaashi isku afgarteen arrimo ku saabasan heshiis salka ku haya qorshe Wasiirka Madaxtooyadu kula wareegayo xisbiga UCID.

Halkana ka daawo faah-faahinta warkan.

Somalilandpost.net