Faysal Cali Waraabe: ‘Hargeysa ayaanu ku marti-qaadaynaa Erayga Qaramada Midoobay’

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa shaaca ka qaaday inay soo dhawaynayaan isla markaana magaalada Hargeysa ku marti-qaadayaan Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya oo todobaadkan dowladda Muqdisho sheegtay inaanu dalkooda iman karin.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE