Fanaaniinta Hodan Cabdiraxmaan iyo SIR Mohamoud oo Wacdaro ka dhigay Xafladda 18-May ee dalka Maraykanka

sssFannaaniinta Sir Mohamoud iyo Hodan Cabdiraxmaan Dheere, ayaa ka qayb-galay Xaflad ballaadhan oo Waddanka Maraykanka, ayaa Wacdaro ka dhigay bandhig-fanneed ay ku soo bandhigeen Xaflad ay jaaliyadda Somaliland ee dalka Maraykanku ugu dabbaal-degeen 24-guurada maalinta Madax-bannaanida Somaliland ee 18 May xalay, waxaanay halkaas ka qaadeen Heeso ay ka mid tahay Heestan loogu magac-daray DHULKAYGA oo ereyadeeda uu curiyey Abwaanka Da’da Yar Cabdilaahi Xasan Ganey.

HALKAN KA DAAWO