Fadhigii Golaha Wakiillada Oo Sababay Gacan Ka Hadlay Dhex-maray Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada

(SL.Post) Golaha Wakiilada Somaliland oo ay hortaalo Miisaaniyad sanadeedka 2017-ka, ayaa waxa fadhigii maanta uu la kawsaday gacan hadal dhexmaraayay Xildhibaanada Golaha Wakiilada dhexdooda, iyadoo muranku ka dhashay Xildhibaano ku doodaayay in dood la galiyo Miisaaniyada iyo in duudub loogu codeeyo.

Sidii wax u dhaceen Hoos ka DAAWO.

Somalilandpost.net