Faahfaahinta Maxbuus dhawaan ku geeriyooday Xabsiga Dhexe ee Hargeysa iyo Xukuumadda oo ka hadashay

54Hargeysa (SLpost)- Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Md Khadar Axmed Diiriye, ayaa faahfaahin ka bixiyey Maxbuus dhawaan ku geeriyooday Xabsiga Dhexe ee magaalada Hargeysa. Wasiirku waxa uu sheegay in geerida marxuumkaasi aanu la xidhiidhin wax dhacdo ah, balse ay ahayd mid kedis ah oo ku timi kaddib markii sida uu sheegay xannuun ka haleelay Wadnaha.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAANSAN