“Ethiopia wey kala hadhaysaaye, Inaga Xanuunku waxba inaga reebi maayo ee…” Siyaasi ku taliyey in la joojiyo Qaadka iyo Diyaaradda Itoobiya

“Ethiopia wey kala hadhaysaaye, Inaga Xanuunku waxba inaga reebi maayo ee…” Siyaasi Ismaaciil ku taliyey in la joojiyo Qaadka iyo Diyaaradda Itoobiya si dalka iyo dadku uga badbaadaan in cudurka COVID-19 saamayn ba’an ku yeesho dadka iyo dalka.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Siyaasi Ismaaciil