Hargeysa (SLpost)- Dugsiyada Nuradiin Oo Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaalmaha Ugu Horeeyay Ka Galay Tartankii Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Somaliland.
Dugsiyada Nuuradiin, ayaa helay Todoba ka mid ah 10-ka Arday ee ugu sarreeyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dalka, kuwaas oo saddex ka mid ahi yihiin Saddexda Ardayda ee ugu sarreeya guud ahaan dalka.
Maamulka Guud  ee Dugsiyada Nuuradiin ayaa ka hadlay dareenkooda ku aaddan guusha ballaadhan ee ardaydoodu ka soo hoyeen natiijada imtixaanka Shahaadiga ah ee Dalka
Faahfaahinta warkan ka daawo muuqaalkan Hoose