Dr. Bulxan Oo Ka Hadlay Sababta Ay Xukuumaddu Uga Hor-istaagtay Inuu Muqdisho Tago

(SL.Post) Dr. Xuseen Cabdilaahi Bulxan oo ka mid ah aqoon-yahanada Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay ay dawladda Somaliland ugu diiday in uu Moqdisho tago, si oo uu halaaasi uga soo jeediyo Muxaadiro ku saabsan qadiyada iyo siday ay Somaliland horumarka.

images (2)

 

 

 

 

 

 

Dr. Bulxan waxa kale oo uu sheegay in Xukuumaddu ku war-gelisay in arrintani ay tahay mid ugub ku ah qaranimada Jamhuuriyada Somaliland, waxaanu xusay inuu casuumad ka helay dad aqoon-yahay ah.

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net