Dowladda Kenya oo Soomaaliya ugu Hanjabtay Aqoonsiga Somaliland

Nairobi (SLpost)- Dalka Kenya oo khilaaf siyaasadeed u dhexeeya Soomaaliya, ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabtay inay xidhiidh toos oo dibloomaasiyadeed iyo Aqoonsi buuxa u fidinayso Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey xidhiidhka ay la wadaagtaa sii xoogaystay.

 

Hadalka Dowladda Kenya ee arrintan ku saabsan kaga bogo warbixinta uu muuqaalkan Hoose xambaarsan yahay