“Doorashadaasi Maanta Haddii Ay Dib U Dhacdo Dalkeenu Wuxuu Galaya Mugdi..,” GudDoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka dayriyey saamaynta ay qaranimada Somaliland ku yeelan karto dib-u-dhac ku yimaadda Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo ku muddeysnaa in la qabto horaanta sannadkan.

Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta la hadlay Warbaahinta, waxa uu ku dooday in doorashooyinka oo dib u dhac ku yimaaddaa ay mugdi galin doonto mustaqbalka dimuqraadiyadeed iyo xidhiidhka beesha Caalamka ee Somaliland.

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO HADALKA GUDDOOMIYE FAYSAL

https://www.youtube.com/watch?v=Mni_3qMq0yc