DHEGEYSO: Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID oo dhalleecayn u jeediyey xukuumadda oo ka Horjoogsatay Madaarka Hargeysa

jamaalHargaysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa madaarka Hargeysa ka hor istaagtay musharaxa madaxweyneha ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, oo markaas doonayay inuu soo dhaweeyo gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo dalka dib ugu soo laabtay, Jamaal Cali Xuseen oo warbaahinta madaarka dibadiisa kula hadlay ayaa xukuumadda ku dhaliilay inay siyaasada cadaawad u rogayso, waxaanu canbaareeyay falkan lagula kacay.
DHEGAYSO:
Somalilandpost.net
Hargaysa