DHEGEYSO:Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Somaliland oo shaaciyey xilga ay qabsoomayso Carwada 6 aad

Hargeysa ( SLpost ) Gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Somaliland Maxamed Shugri Jaamac ayaa shaaciyey xiliga ay qabsoomidoonto Carwada 6aad ee Somaliland taasi oo ay dadwayne farabadan ku soo bandhigaan waxyaabo kaladuwan.

rugta ganacsiga

Halkan hoos ka dhageyso

Somalilandpost.net

Hargeysa