DHEGAYSO: Warbixin laga diyaariyey Qaabkii loo fuliyey iyo Xog-warranka Ehelka Haweenay loo Geystay Dil Fool-xun oo Shacabka Argagax ku abuuray

GODKA MEYDKA GABADHAWaa Warbixin qayb ka ah Barnaamijka todobaadlaha ah ee Radio Hirad. Warbixintani waxa ay si qoto-dheer loogaga Warramay  warramaysaa Dhacdo fool-xun oo todobaadkan dil loogu geystay Marxuumad magaceeda la odhan jiray Ruqiya Siciid Ayaanle oo meydkeeda laga helay God looga Qoday Xaafad ka tirsan magaalada Hargeysa.

HALKAN KA DHEGAYSO WARBIXINTA

 

 

SOMALILANDPOST.NET