Dhegayso: Nuxurka Wada-hadal Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Iyo John Kerry Ku Yeesheen Jabuuti

Jabuuti, (SLpost)- Madaxweynaha jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wareysi uu siiyay idaacada Voice of America laanteeda afka Soomaaliga kaga warbixiyay booqashada uu xogyaha arrimaha dibadda dalka Mareykanku ku tagey Jabuuti iyo waxyaabihii sida gaar ah labada dawladdood ay isla soo qaadeen.

HALKAN KA DHEGAYSO WAREYSIGA OO DHAMAYSTIRAN:

Guelleh and Kerry