DHEGAYSO: Nuxurka Khudbad Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ka Jeediyey Xuska 20-guurada Ciidanka Qaranka JSL

XUSKA (12)Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ahna Ku-simaha Madaxweynaha  Cabdiraxman Cabdilaahi Saylici ayaa Maanta ka Qayb galay Sanad Guuradii 20 ee Asaaska Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu xusay jewi ka geddisan munaasibadihii ka horreeyey.

HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA MADAXWEYANAHA

 

SOMALILANDPOST.NET/Hargeysa