DHEGAYSO: Muxuu Guddoomiyaha Kulmiye ka yidhi Go’aamada ay Guddiga Turxaan-bixintu ka soo saareen Dhex-dhexaadinta Garabyada Xisbiga?

IMG_0034Hargeysa Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyey go’aamada ay guddiga Turxaan-bixinta khilaafaadka Kulmiye ka soo saareen xurgufta siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka dhex aloosnaa garabyada xisbigu u kala jabay oo guddoomiyuhu mid ka mid ah hoggaaminayey.

Dhegayso Hadalka Guddoomiyaha