DHEGAYSO: Midowga Yurub oo Taakulayn Ballaadhan ka Geysanaya Qalabaynta iyo Tabobarista Ciidamada Badda Somaliland

Hargysa (SLpost)- Taliyaha Ciidamada Badda Somaliland Admiral Axmed Aw Cisman Cabdi, ayaa Sheegay in Dawladaha Midawga Yurub ay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababarada Ciidamada Badda ee Somaliland.

Taliyuhu waxa uu sidaas ku sheegay Shirjaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, waxaanu xusay in dawladaha  ay ciidamadu ka joogan Badweynta Hindiya iyo Gacanka Cadmeed ee loogu talo galay la dagaalanka budhcadbadeedu ay u soo jeedsadeen sidii ay Somaliland u caawin lahaayeen.

Halkan ka dhegayso Hadalka Taliyaha

SOMALILANDPOST.NET