DHEGAYSO: Guddoomiye CIRRO oo Wasiirro Xukuumadda ka tirsan ku Eedeeyey Hagar-daamaynta Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Guddoomiye cirroHargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxmaan  Maxamed C.laahi Cirro si weyn usoo dhaweeyey Taageerayaal tiro badan oo   ku soo Biiray Xisbigiisa oo uu tilmaamay inaan xisbiga cidina ka lahayn. Guddoomiye cirro waxa uu walaac ka muujiyey Tallaabooyin qaldan oo uu sheegay inay qaar ka mid ah wasiirada xukuumaddu ku hagardaamaynayaan diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha  oo ah mid  horseedaysa in doorashooyin xor ahi dalka ka qabsoomaan.

Halkan ka dhegayso hadalka Guddoomiyaha

 

SOMALILANDPOST.NET