Advertisement
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa faahfaahin ka bixiyey nuxurka kulan albaabadu u xidhnaayeen oo uu la qaatay Dhiggiisa Golaha Wakiillada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi.
Guddoomiye Saleebaan oo markii kulankoodaasi u dhammaaday warbaahinta uga war-bixiyey ujeeddada uu xambaarsanaa kulankaas, ayaa sheegay inay ka wada-hadleen Arrimo khuseeya danaha iyo xaaladda Siyaasadeed ee Dalka.
HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA GUDDOOMIYAHA IYO SU’AALIHII LA WEYDIIYEY
Advertisement
SOMALILANDPOST.NET
contact@somalilandpost.net
Advertisement