DHEGAYSO: Ergada Guurtida ee Dhex-dhexaadinta Kulmiye oo Go’aamo ka soo saaray Khilaaf kala irdheeyey Labada Garab ee Xisbiga

Hargeysa (SLpost)- Ergada Guurtida ee isu-xilqaantay dhex-dhexaadinta khilaafka Kulmiye oo maalmihii u dambeeyey kulamo ay arrimahooda kaga dhegaysanayeen la yeeshay garabyada isku-haya Xisbiga, ayaa go’aamo gunaanad u noqonaya ka soo saaray is-maandhaafkii ka dhex aloosnaa Xisbiga talada haya.

DSC_0128Laba garab ee isku haya xisbiga Kulmiye oo ay kala hoggaaminayaan madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan Ergada Guurtida ee khilaafkooda isu-xilqaantay, ayaa kulan ka dhacay Madaxtooyada Somaliland lagaga dhawaaqay go’aamo lagu soo gunaanaday khilaafka labada dhinac

Halkan ka dhegayso

 

 

 

PAGE 1page 2Page 3