DHEGAYSO BARNAAMIJKA Idaacadda Radio Hirad iyo Mowduucyada todobaadkan oo xiiso badan

radio-HiradAkhristeyaasha shabakadda Caalamiga ah ee Somalilandpost.net, waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa Barnaamijka Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo ah Warbaabin fadhigeedu yahay  magaalada Hargeysa oo ay soo saartao hay’adda FreePress oo ah hay’ad caalami ah oo tabobarro Xirfadda Saxaafadda ah ku taageerta suxufiyiinta ka hawl-gala waddamada Dunida Saddexaad.

Radio Hirad oo ah Idaacad ka hawl-gasha dhulka Soomaalida, gaar ahaan Somaliland iyo Somaliya, waxaanay warbixinno kala duwan iyo warar ka diyaarisaa xaaladda dhaqan-dhaqaale ee bulshada iyo siyaasadda mararka qaarkood. Waxaanay Todobaadkii soo saartaa Laba barnaamij oo maalmaha Jimcaha iyo Salaasada soo baxa.

HALKAN KA DHEGAYSO