DHEGAYSO BARNAAMIJKA Idaacadda HIRAD ee Todobaadkan oo xambaarsan Qodobbo xiiso badan

radio-HiradAkhristeyaasha shabakadda Caalamiga ah ee Somalilandpost.net, waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa Barnaamijka Todobaadka ee Radio Hirad oo ah Warbaabin fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa oo ay soo saarto FreePress oo ah hay’ad caalami ah oo tabobarro Xirfadda Saxaafadda ah ku taageerta suxufiyiinta ka hawl-gala waddamada Dunida Saddexaad.

Radio Hirad waa Idaacad ka hawl-gasha dhulka Soomaalida, gaar ahaan Somaliland iyo Somaliya, waxaanay warbixinno kala duwan iyo warar ka diyaarisa xaaladaha dhaqan-dhaqaale ee bulshada iyo siyaasadda. Waxaanay Todobaadkii soo saartaa Laba barnaamij oo maalmaha Jimcaha iyo Salaasada soo baxa.

HALKAN KA DHEGAYSO