Dhegayso: Baraamijka Todobaadka ee Daneeyaha Danta Dadweynaha ee ka baxa Radio Hirad

Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha Afka Soomaaliga oo xarunteeda Koowaad tahay magaalada Hargeysa