DHEGAYSO – Akademiyadda Nabadda iyo Horumarinta oo soo bandhtay Qodobbo ay Xisbiyada Qaranku Mar kale ku Heshiiyeen

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha fullinta ee Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland Maxamed Faarax ayaa ka warbixiyay halka ay marayso dooddii ay saddexda xisbi qaran ku heshiiyeen.
Guddoomiyaha fullinta Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland ayaa sheegay inay xisbiyada qaranku ku heshiiyeen hanaanka loo qabanayo doodda, isla markaana ay isku raaceen in magac cusub loo bixiyo waxa ay ku heshiiyeen, kaasoo ah Dood-cilmiyeedka Xisbiyada Qaranka.

DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET