1.     Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan
2.     Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md. Axmed Saleebaan Dhuxul
3.     Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Md. Cabdi Xasan Madar
4. Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne, Md. Cali Axmed Cali
5.  Xoghaynta Labaad ee Madaxweynaha Ifraax Aadan Cismaan
6.  Xoghayaha Saddexaad ee Madaxweynaha Md. Maxamed Warsame Xasan
7.     Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada       JSL,  Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)
8.     Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
9.     La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan
10. Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)
11.  Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Md. Abshir Xasan Xaashi Â
12.  Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidka dadweynaha,Md. Bashiir Cabdi Xariir iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland
Waxay Hambalyo Meher  u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL,
Mudane Cali Xuseen Nuur
iyo Marwadiisa Farax Cabdi AxmedÂ
Oo Meherkoodu ka dhacay 12/12/2012 Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Mansoor.
Waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo degdego ee ubad khayr-qaba kala hela. AAMIINÂ Â Â Â Â Â AAMIIN Â Â Â Â AAMIINÂ Â Â Â Â Â AAMIIN