Dhamaan Jaaliyada Reer Somaliland Ee Southern California, oo magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin:
1.Liibaan Cumar Ciise (frenji)
2.Maxamed Ismaciil X.Jamac
3.Xasan Aadan Sheef
4.Xasan Mooge Xirsi
5 Xasan Maxamed (Ingelwood)
6.Mustafe Maxamed Yuusuf
7.Cumar Maxamed Cali (sanyare)
8.Cimraan Xasan Cali (Togdheer)
9.Maxamed Maxamud Xirsi
10.Khadar Nuux Daahir
11.Khadar Cabdiraxmaan
12.Yasiin Maxamed X.Jaamac
13.Zakariye Axmed Ismaciil (qaadiro)
14.Daahir Muxumad Xaashi
15.Maxamed Cali Axmed
16.Prof. Maxamed Cilmi Bulaale
17 Maxamed Xaashi
18.Maxamed Ismaciil
19.Maxamud Saleeban Jaamac (max’ud san diego)
20.Siciid Faysal Cali waraabe
21.Aadn Muuse Ismaciil
22.Khadar Muxumad Ibraahim
23.Mawliid Xasan
24.Shaafici Tukaale
25.Axmed Cali Aftaar
26.Fadhi Xirsi
27.Maxamed Gahayr
28.Ismaaciil Guure
29.Cali Hoori
30.Prof. Aamina Aadan Yaaxeen
31.Faduma Cali Axmed
32 Hooyo Cibaado
33.Cabdillahi Ibrahim deyl
34. Saleeban Awcumar
36.Ilyas Qabiile
37.Yasin Mire Farax
38.Ismaciil Shahmaad
39.Max’ed Nuur Cidhbagooye
Waxay tacsi tiiranyo leh udirayaan qoyskii,eheladii iyo Shucuubta Jabouti iyo Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Guddoomiyaha Baanka Jibouti Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd, waxanay ilaahay uga baryayaan inuu jannatul fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iiman inaga siiyo. Amiin Amiin.