Dhageyso:Khilaafkii udhaxeeyey laba beelood oo dhawaan uu dagaal ku dhexmarey deegaanka Qaraaro oo khilaafkooda lasoo gaba gabeeyey

Qaraaro(SLpost) Wasiirka arimaa gudaa So,aliland Cali Warancade ayaa soo gabagabeeyey Dagaal dhawaan laba ku dhexmarey deegaanka Qaraaro waxaana uu dagaalkaas ku dhintey hal qof halka uu ku dhaawacmay qofkale waxaana khilaafkaa loo saarey gudi dhexdhexaadina.

Warancadde

Halkan ka dhageyso

Somalilandpost.net

Qaraaro