Dhacdo Naxdin iyo Layaab leh oo ka dhacday dalka Nigeria.. Nin Nolosha Lagu gubay..

Dalka Nigeria oo lagu yaqaano isku dhacyo iyo cadaawad ka dhaxaysa dadka kala diinta ah ee dalkaas ku nool ayaa waxa ka suurtowda inay ku kacaan ficillo naxdin leh oo ay iskaga aar-guudanayaan.
Haddaba, tani waxay ka mid tahay dhacdooyinka axmaqnimada leh ee ay dadkaasi ku kacaan.
HALKAN KA DAAWO (FADLAN HA DAAWAN HADDII AANAD AWOODIN, WAXA KU JIRA MUUQAALLO NAXDIN LEH.)