DEG-DEG FANAAN CAANA OO GALABTA MAGAALADA HARGAYSA KU GEERIYOODAY

INAALLILLAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

13716150_1823683201198155_4548439796232395656_n

Alle ha u naxariistee waxa  galabta magaalada hargaysa ku geeriyooday fanaanka aad looga wada yaqaano gayiga somalida ee Shay Mire Dacar  sida ay BBC da u xaqiijiyeen qoyskiisu.

Marxuunku Waxa uu fanka kusoo biiray sanadihii sideetameeyadii isagoo ka bilaabay magaalada ceerigaabo  isagoo tagay magaalada boosaaso, intii badnayn taariikh faneedkiisana waxa uu ku qaatay magaalada Hargaysa oo uu Galabta ku geeriyooday