Deg Deg ah:Qarax Ka Dhacay Magaalo Muhiim Ah Oo Ku Taalo Kenya

kenya (SLPOST) labo qof ayaa ku dhimatay 10 kalane waa dhaawac ka dib markii kooxo hubaysani ay weerar ku qaadeen goob kaniisad ah oo ku taala magalada mombaasa.

qarax

masuul ka tirsan boliska ayaa waxaa uu sheegay in kooxo hubaysan oo la rumaysan yahay inay ka mid yihiin shabab ay gudaha u galeen kaniisada halkaas oo ay ku Dileen labo qof oo midkood haween yahay halka midka kalana uu yahay ragg.

waxaa la sheegay in dadka weerarkaasi gaystay ay ka baxsadeen goobta ayada oo lagu raad jooga halka ay qabteen.