DEGDEG: Diyaarad ku Dhacday South Sudan oo ay Dad ku Dhinteen

 

Diyaar nooca xamuulka qaadda oo uu Ruushka sameeyay ayaa burburtay waxyar un kaddib markii ay ka duushay gagida diyaaradaha ee caasimadda South Sudan ee Juba.

Wararka ayaa sheegaya in in ka badan qof ay dhinteen, qaar ka mid ah dadka halkaasi ku dhintay ayaa loo malaynayaa in ay yihiin dad ku sugnaa meesha ay diyaaradda ku dhacday.

Diyaaradda ayaa ku dhacday daanta bari ee webiga Niil.

Waxaa haatan soconaya baaritaan lagu baadigoobayo in ay jiraan dad ka badbaaday burburka diyaaradda.

Wixii war ah ee arrintan ka soo kordha hadduu Alle Idmo waxaad ku maqli doontaan idaacahayaga soo socda.

 

Source: BBC.