Dawlada Itoobiya Oo 75 Dhalinyaro Tahriibayaal Ah Ku Soo Wareejisay Somaliland

Wajaale(SLpost)-Dawlada Itoobiya ayaa gacanta u soo galisay Somaliland 75 dhalinyaro Tahriibayaal ah oo laga soo qabqabtay xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Suudaan, Tahriibayaashan ayaa lagu soo wareejiyay laanta socdaalka ee Wajaale, waxaanay sheegeen in ay ku wareejin doonaan waalidiintood.

https://youtu.be/hm0pprhJ6xo