Hargeysa (SLpost)- Dadweynaha Caasimadda Hargeysa, gaar ahaan gaadiidleyda kala duwan ee dhex-goosha caasimadda, ayaa dhibaatooyin iyo tacaddiyo kala duwan kala kulma ciidamada Booliska wakhtiyada uu madaxweynaha Somaliland Md Axme Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu dalka dibadda uga dhoofiyo iyo marka uu ka soo laabto socdaal dibadeed.
HALKAN KA AKHRISO WARKAN OO DHAMMAYSTIRAN
Somalilandpost.net/Hargeysa
Advertisement