Daawo:Wasiirada Arimaha Dibada Iyo Cadaalada Oo Talooyin iyo Amaan U Jeediyay Dhalinyarada Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa(Slpost)-Wasiirada Arimaha dibada iyo cadaalada ayaa talooyin iyo hanbalyaba gaadhsiiyay dalinyarada golaha deegaanka Hargeysa oo ku martiqaaday shirkii todobaadlaha ahaa ee golaha deegaanku uu isugu yimi.