Daawo“Reer Berberow, Maaha In Qofka Idiin Yimaada Aad Kabaha Ka Xaddaan, Moobilkana Ka Qaadaan oo Baddana Ku Ceejisaan.”.Muuse Biixi Cabdi Oo Ceebeeyay Berbera

Berbera(SLpost)-Musharaxa xisbiga talada haya ee Kulamiye Muuse Biixi Cabdi ayaa reer barbera ku ceebeeyay inay dadka kabaha ka xadaan badana ku ciijiyaan, waxa uu hadalkan foosha xun jeediyay mar uu la hadlaayay arday jaamacad ka qalin jabisay.