Daawo”Qoladiinii SNM-ta Ahaan Jirtay Madaxa Hoos Ha U Yara Dhigeen” Cabdiraxmaan Cirro

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay maalinta xuska ciidamada qaranka iyo muhiimada ay leedahay, waxaanu hadalo ku duray madaxweyne Siilaanyo iyo muj.Muuse Biixi.