Daawo:Madaxweynihii suurtagaliyey nidaanka dimuqraadiyadeed ee Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Boorama Salaadii Ciidana ka qeybgaley

Borama(SLpost)Madaxweynihii suurtagaliyey nidaanka dimuqraadiyadeed ee Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin iyo xubno wasiiro ah oo si weyn loogu soo dhaweeyey Boorama waxaanu shacabkana kala qeybqaatey salaada Ciidul Adxaha.

daahir

Hoos ka daawo

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net