Daawo”In Somaliland cadaalada lagu dhaqo, wax loogu qaybiyo, wax walba sidaas aad tidhaahdeen gobalada kale u hormari ayaa inoo balan Ah” Muuse Biixi Oo Ay Kulmeen Odayaashiisa

Gabilay(SLpost)-Musharaxa xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi ayaa kulan balaadhan la qaatay odayaasha beeshiisa oo siiyay dardaara, isla markaasna lagu taliyay inay hiil iyo hooba la garab istaagaan si uu ugu guulaysto doorashda madaxweyne ee soo socota.
https://youtu.be/3D37y5JVO0I