Daawo”Dalka ilaa markii Siilaanyo la doortay wax ka dhaca mooyaane wax u soo kordha maan arkin..”Muj.Xasan Guure

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa dhaliilo horleh u jeediyay madaxweyne Siilanayo, waxaana su’aalo badan laga waydiiyay xaalada dalka iyo arimo kale.