Daawo:18 Qol oo Loo Samaynaayo Cisbitaalka Dhimirka Ee Hargeysa Xili Uu Baahi Weyn Arintan U Qabay

Advertisement

Hargeysa(Slpost)-dadka dhimirka wax ka qaba ee reer Somaliland cisbitaalkooda ayaa haatan lagu kordhinayaa 18 qol xili ay jirto baahi isa soo taraysa oo dadkaasi ay leeyihiin iyo tirada dadka xanuunkan uu haleelayo oo aad u sii badanaaya.

Advertisement