Daawo:-Xus Lagu Maamuusayay Alle Hawnaxariistee Abwaan Suldaan Timacade Oo Gabiilay Lagu Qabtay

Gabilay(SLpost)-Xus lagu maamuusayay abwaan Suldaan Timacade oo ku caanbaxay qabyaalad nacayb iyo toosinta dawladnimadii Soomaalida ee taagta yarad ayaa xalay lagu qabtay magaalada Gabilay, waxaan halkaas isugu tagay haldoor abwaano u badnaa.