Daawo:-Xogo Ku Saabsan Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland

Hargeysa(Slpost)-Halkan ka daawo xogo dheeraad ah oo ku saabsan xidhiidhka kubada cagta SOmaliland, waxyaabaha u qorshaysan iyo xeerkooda oo haatan lagu samayn doono dib u habayn balaadhan, lana ansaxin doono.