Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Musharax Ku Xigeenkii Xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Ku Biiray

Hargeysa(SLpost)-Musharax ku xigeenkii xisbiga Ucid ee dhawaan is casilay ayaa xalaf soo dhawayn ah uu u qabtay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo uu ku biiray, xisbiga Waddani ayaa mudooyinkan ah kid awoodaystay oo ay isugu tageen siyaasiyiin tiro badan.
https://youtu.be/oom_pDz3H_o