DAAWO: Xisbiga WADDANI oo ka dayriyey xaaladda Caddaaladeed ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, Barkhad Cismaan Batuun oo warbaahinta la hadlay maanta, ayaa ka dayriyey xaaladda xaaladda Caddaaladeed ee dalka.

Xoghayuhu waxa uu si qoto-dheer uga hadlay dhacdooyin muujinaya heerka ay dalka ka marayso xilligan xaaaladda ay ku sugan yihiin Maxkamadaha dalku, isagoo is-dul taagay dhacdoyin uu tusaale u soo qaatay, kuwaas oo uu sheegay inay ku kallifeen shirka jaraa’id ee uu warbaahinta la hor yimi.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

https://www.youtube.com/watch?v=LiOrbI04JPY