Daawo:- Xisbiga Waddani Oo Canbaareeyay Xadhiga Wargeysaka Haatuf iyo Maaxweynahana Baaq U Diray

Advertisement

Hargyesa(Slpost)-Xisbiga Waddani ayaa canbaareeyay xadhiga wargeysa Haaruf oo haatan dhawr sano u xidhnaa xukuumada SOmaliland, waxaanu madaxweynaha ugu baaqay inuu wakhtigan sii daayo wargeyskaasi.

Advertisement