Daawo:-“Waxa cadaatay in abaartaasi ay aafaysay dad hal milyan kor u dhaafaya oo utabaalaysan cuno la’aan iyo biyo la’aan” Saylici Oo Xaalad Adag Ku Dhawaaqay

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa ku dhawaaqay in xaalad adag ay Somaliland haatan ku jirto, aafooyinka abaaruhuna ay saameeyeen dad hal milyan kor u dhaafaya oo aan haysan cunto iyo biyo toona