Daawo:-Wasiirka Duulista Somaliya Oo Beeniyay Inay Joojinayaan Duulimaadyadii Hargeysa Ka Soo Aadi Jiray Dalkaas

Muqdisho(SLpost)-Wasiirka duulista Somaliya ayaa ku sheegay in aan la joojin doonin duulimaadyadii ka soo aadi jiray Hargeysa, waxaanu sheegay hadalkaasi inuu u gaar yahay gaasimaha oo isagu sheegay.