Daawo:-Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliya Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Diyaarada Daalo Waxii Ku Dhacay iyo Maydkii Diyaarada Ka Dhacay oo uu Xaqiijiyay

Muqdisho(SLpost)-Wasiirka duulista dawlada Somaliya ayaa xaqiijiyay halkii qof eediyaarada daalo ka dhacay kadib qaraxii kaas oo dhintay iyo sida oo kale laba qof oo kale oo sjilkaas ku dhaawac may.